Qaadka aad maalin kasta cuneysaan, Rag baa u qudh-baxa !!!

Markii uu bilaabay inuu tiriyo tirada badda ku dhimatay iyaga oo ku safraya doomaha u kala goosha Kismaayo iyo Baraawe, saaxiibkay waxaa ka luntay qiyaastii. Wuxuuse hubaal u tirin karaa dhowr qof oo uu weji ahaan yiqiin kuwaas oo geeridooda loo soo sheegay. Dhawaan, ayuu yiri, waxaa la bilaabay in doontii safartaba laga soo sheego … Continue reading Qaadka aad maalin kasta cuneysaan, Rag baa u qudh-baxa !!!